Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.
Apr 19, 2024•9 min
Episode description
Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
