Wararka Soomaaliya 3 July
Wararka Soomaaliya ee 3 Luuliyo

Wararka Soomaaliya ee 3 Luuliyo
Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.
Wararka SBS Somali 2 Luuliyo
Waxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.
Xafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.
Wararka SBS Somali
Wararka SBS Somali 27 June
Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained waxaan ku eegaynaa abaalgudka laga helo macalinimada iyo fursadaha lagu noqodo macalin ee dalkan Australia.
Xuska 26 June oo lagu qabtay Muqdishu
Waraysi: Nuur Fiqi iyo xoriyadda Soomaaliya
Wararka SBS Somali 26 June
Waraysi: Abdullahi Daahir iyo xoriyada Soomaaliya.
Wararka SBS Somali 25 June
Wararka Soomaaliya ee maanta 21 June.
Wararka SBS Somali 20 June
Soomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.
Iyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid Australia.
Ahmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.
Wararka Soomaaliya ee 19 June
Wararka SBS Somali 18 June
Iyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka, dhaqanka, diinta iyo cilmiga lagama maarmaanka u ah dhulkooda.
Wararka todobaaadka
Wararka SBS Somali 13 June
Wararka Soomaaliya ee maanta 12 June.
Lacagaha dalkii loo diro ma waxay dhalin karaan mashaqaystanimo?
Wararka SBS Somali 12 June.
Waxaa la fududeeyay tarxiilida dadka danbiyada waaweyn ka gala dalkan Australia.
Australia waxay qayb ka tahay Heshiisyada Caalamiga ah ee Xaquuquha Madaniga iyo Siyaasada, oo difaac balaaran siinaya xoriyadda diinta. Hase yeeshee sharuiucaha gaarka ah ee difaacaya xaquuqahaas ayay ku kala duwan yihiin dawladaha dalku.
Wararka SBS Somali 11 June.
Wararka Soomaaliya 7 June