Somali Motivation podcast - podcast cover

Somali Motivation podcast

At the heart of the Somali Motivation Podcast lies a profound mission: to uplift, inspire, and catalyze personal growth in the lives of our listeners. With a steadfast dedication to mental health awareness and domestic abuse awareness, our podcast embraces vulnerability, encourages healing, and fosters resilience within the Somali community and beyond. Through heartfelt conversations, expert insights, and shared experiences, we create a warm and welcoming space where every voice matters. Join our transformative journey as we embark on a quest to empower our community, spark meaningful change, and weave a tapestry of hope and strength. Together, we can make a difference, one episode at a time.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Resilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada

Dhawrsoonidu waa awoodda muhiimka ah ee qofka u sahlaysa inuu ka soo kabto caqabadaha iyo guuldarooyinka. Qaybtan waxay si qoto dheer uga hadlaysaa sida loo fahmo loona kobciyo dhawrsoonida, iyadoo la tilmaamayo habab wax ku ool ah oo lagu maareeyo dhibaatooyinka iyo in aan la quusan. Waxay sidoo kale xoogga saaraysaa muhiimadda fikirka togan, taageerada bulshada, iyo sida ay dhawrsoonidu u horseeddo horumar shakhsi ah iyo guul mustaqbal.

Jan 23, 20248 min

10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababood

Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood.

Jan 16, 202418 min

5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafo

Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan.

Dec 19, 20238 min

Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa ho...

Jun 05, 202310 min

Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteem

Marka uu ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.

Jun 01, 202313 min

Why my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayay

Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha.

Sep 26, 20229 min

Fathia Absie

Fathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan. Mahadsanid dhagaysi wacan. Istahil

Jul 29, 202232 min

5 Nooc ee waalidnimada & Saameyntooda

Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe.

Sep 11, 202126 min

Faahfaahsan+Jaawaabo Narcssist

Eposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba.

Jul 11, 202148 min

SAAQIDNIMAD: Muxuu ilmuhu u nacaa Iskuulka.

Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba. Social media: @Esthahil @Somalimotivationpodcast

Mar 02, 202122 min

Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka

#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @...

Feb 18, 202113 min

Casharkii aan Nolosha ka bartay - Qoraaga Doolaal

Maxamed Badda waa qoraaga buuga Doolaal oo uu kaga sheekaynaayo noloshiihsa ilaa caruurnimo ilaa hada, casharada uu nolosha ka bartay iyo fariinta uu usoo gudbinaayo dhalinyarada. waraysiga kaga boggo intaas iyo warbixino kale oo dheeraad ahba.

Jan 31, 202137 min

Bahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka.

Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca. 5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso #Domesticabuse.

Jan 07, 202123 min

Dhalinyarada , Maandooriyaha iyo cunsuriyada

Maxaad ka taqaanaa ’’Rarashada’’ caruurta, waa sida loo isticmaalo ee loogu iib geeyo caruurta maandooriyayaasha wiilal iyo gabdhaba. Hadaba sidee ayay maandooriyayaasha sida khamriga, xashiishada iyo kuwo kale sida badeecada/shiishada iyo dhaqaalaha xumadada iyo deegaanka sida xaafadaha soomalidu degto qurbaha iyo cunsuriyaduba ay u sameeyaan dhalinta iyo waxbarashadoda iyo mustaqbalkooda guud ahaanba. Waraysi aad uxiiso badan @Abdi Omer Mahamed

Nov 13, 202050 min

30.000 Bukaan ah ayay dhiig ushubeen - Badbaadi-Naf ll Asaasaha barnaamijka Mohamed-Amiin

#Dhiirigalin #Badbaadinaf Badbaadi naf: xigasho barta badbaadinaf.com *Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay ama noolaysay oo u gargaartay.* https://badbaadinaf.com, waa website loogu talo galay in uu noqdo website qofkasta oo jecel in uu dhiig ku deeqo uu soo booqdo isna diiwaan geliyo. ka dib waxa lasoo xidhiidhi doonna cisbitaaladda u baahan dhiigga.

Jun 22, 202031 min

Waa Maxay Autism iyo Xaaladaha La Xidhiidha? By: Siciid M. Xuseen

Buuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo a...

May 18, 202038 min

COVID-19 Dr. Zeinab Muse

#Covid19 #waadkartaa #Dhiirigalin - Calaamahada xanuunnka , maxaa keena , side la iskaga ilaalin karaa, goorma ayuu qofku khatar ku sugan yahay iyo dumaka uurka leh oo u bahan in ay si gaar ah u taxadiraan. Si faahfaahsan ayay Dr. Zeinab uga waramaysaa xanuunkan iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadka dalkii hooyo dagan oo ay ugu daran tahay hadii uu naqasku qabto in aan loo heli doonin mashiinada bukaanka ka caawiya neefsashada iyo oxygen labadaba.

Apr 13, 202029 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android