9 qodob oo ilamaha ka ilaaliya Trauma da hadhow
Mar 03, 2023•15 min
Episode description
Sagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
