Ifiye Radio
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Last refreshed: ⓘ

Episodes
Hay gabin-Faysal Cumar Mushteeg
Somali music Heestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
Halgan-Suldaan Seeraar
Halgan-Suldaan Seeraar Sanadguuradii ONLF ee 38-aad
Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
Yassin Axmed Digfeer. Dadkii kala gado qarsada Waxbaa ka dhex guuxayee Gar-baan kuu dhiganayaa Gudoonkuna waa adigee Gar-eex lama doonayee Garawso waxaan ku dhaho Nin gob ah ood gacal tihiin Wiliba gacalooy ku jecel Adoon ku maqneyn wax gara Inuu gurigoo cidlo ah Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo Miyaanu gartaa laheyn Dar-daarankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagey Maxaa GOBLE kaaga xidhan Ma geel-baa kuugu dhalay ----------------------------------------- Adoon gurro iyo canaan Adoon gacan iyo dil qabi...
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Kii dhaba - Xaalima Khaliif
Kii dhaba - Xaalima Khaliif Magool
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Axmed Aarshe-fino lama abuure
Axmed Aarshe-fino lama abuure WAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
Aboowe Rahiima Abuukar
Aboowe Rahiima Abuukar
Isii nafta Nimco Happy
Isii nafta Nimco Happy was superstar this year on Tiktok
MAXAA KA SOCDA HADDA IFIYE RADIO LIVE
Idaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sida Fanaaniinta Hore -Maxamed Saleebaan Tubeec -Xaliima Khaliif Magool -Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) -Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil) -Axmed Naaji Sacad -Cali Naaji Sacad -Maxamed Nuur Giriig -Qamar Maxamed Xuseen -Caasha Cabdoo -Khadra Daahir Cige -Maxamed Nuur Giriig -Qamar Maxamed Xuseen -Saalax Qaasim -Saado Cali Warsame -Maxamed Mooge -Xasan Aaden Samatar -Axmed Mooge -C.Qadir Macalin Jubba -Cumar Dhuule -Sahra Ax...
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
Dhaanto- Muxyadiin Shaahid iyo Idil Ayruush
Dhaanto- Muxyadiin iyo Idil Ayruush
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
ciida ciida -xidigaha Geeska
ciida ciida -xidigaha Geeska
Jirjiroole dumar- Bashiir Cali Xuseen
Waa laba heesood oo kala ah Heestii Jirjiroole Dumar- Bashiir Cali Xuseen Heestii Dudumo- Cali Faray Ifiye Radio Live ayeey si toos ah uga socotaa
Onkod-Cabdi Tahliil Warsame
Onkod Cabdi Tahliil Warsame
Sheeko Danayste
Ergadii Furqaan-Cabdullahi Sulfe
Ergadii Furqaan-Cabdullahi Sulfe
Waa bishii wacnayd - (Soonqaad) - Faaduma Qaasim Hilowle
Waa bishii wacnayd - (Soonqaad) - Faaduma Qaasim Hilowle
Maxammed Mooge Liibaan-waayeelka jaqafsada
Alle ha u naxariistee Fanaankii codka macanaa Maxamed Mooge Liibaan iyo heestiisii Waayeelka Jaqafsada.
Guuloow Adaa-Siid Cali Surre
Alle ha u naxariisto Fanaanka Siid Cali Suure oo 19-02-2022 ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho wuxuu ahaa fanaan iyo abwaan caan ku ah heesaha banaadiriga- Heeskaan wuxuu qeeyb ka ahaa Riwaayadii Canaad ee caanka baxday waxaana loo yaqaanaa " Go'ee gardaraa laygeystay ama guuloow Adaa.
Naftu Doqonsanaa -Cabdinaasir Macalin Siciid
Naftu Doqonsanaa -Cabdinaasir Macalin Siciid
Heestii - Naruuro Salaad Maxamed Derbi
Ifiye Radio Podcast waa qeeybta dhageysiga diyaarsan ee heesaha loogu jeclyahay Soomaalida oo aan marba mid idiin soogalino. Maanta waxaan idiin heynaa heestii Naruuro iyo Fanaanka Salaad Maxamed Shardi Salaad Derbi waxaan rajeeyneynaa inaad ka heli doontaan mobile ladiina aad dhigan doontaan. IFIYE Radio is an online radio broadcasting platform to present their worldwide listeners with some good quality Somalian music non-stop.
Aun Maxamed S Tubeec & Sannad Waliba Hoodiyo
Aun Maxamed S Tubeec & Sannad Waliba Hoodiyo
Shimaali Axmed Shimaali Heestii Iisha yareey
Fanaanka Shimaali Ahmed Shimaali heestii Iisha Yareey
Sharma Boy ft. K'naan - Waayo Waayo (Official Music Video)
International artist K'naan performs with Sharma boy. The song is called "Waayo Waayo" and it gives encouragement and meaning. You can hear it here.