Guuloow Adaa-Siid Cali Surre
Feb 21, 2022•6 min
Episode description
Alle ha u naxariisto Fanaanka Siid Cali Suure oo 19-02-2022 ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho wuxuu ahaa fanaan iyo abwaan caan ku ah heesaha banaadiriga- Heeskaan wuxuu qeeyb ka ahaa Riwaayadii Canaad ee caanka baxday waxaana loo yaqaanaa " Go'ee gardaraa laygeystay ama guuloow Adaa.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
