HEEGO WITH FATMA - podcast cover

HEEGO WITH FATMA

Heego with Fatmaโ€ขanchor.fm
Kusoo dhawaw podcast HEEGO WITH FATMA oo aan kaga hadalno arimaha bulshada gaar ahaan, cilmi nafsiga iyo caafimaadka maskaxda. Wad ku mahadsantahay dhagaysigaaga wacan ๐ŸŽคโœจ
Last refreshed: โ“˜
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

(Ep10).๐Œ๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐ฎ ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐š.

- Qeexitaanka Madhaafaan ka Bulshadu (qiyamka bulshadu)?! - Meelaha Madhaafaanku ka abuurmaan (Masaadirtooda) ? - Sidee bay Qiyamka Bulshadu caqiidada, dhaqanka iyo is dhex galka bulshooyinka. -Muxu yahay farqiga ama kala duwanaanshaha udhexeeya Qiyamka iyo Akhlaaqda? - Siyaabaha bulshadu qiyamkeeda ku ilaashan karto si wanaagsan oo raali laga wada yahay?

Jul 17, 2022โ€ข24 minโ€ขSeason 1Ep. 10

(EP09).Horumarinta tacliinta iyo saamaynta bulshada.

Horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ? 1: Bulshadeena maxa ku yareeyay inay keenan wax cusub ama wax soo saar yeeshan? 2: horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ? 3: siyaasadda dawladeenu maku dhisantahay in lasoo saaro dad wacyi sare leh ama xirfad leh ? 4: horumarinta tacliintu ma yaraysaa shaqa la, aanta ? 5: xirfadda maxay dadkenu ugu arkaan ceeb ?

Jul 02, 2022โ€ข22 minโ€ขSeason 1Ep. 9

(Ep08). isku milanka diinta iyo dhaqanka ama caadooyinka

1: macnaha caadooyinka ama dhaqan 2:Doorka diintu ku leedahay ilaalinta iyo dhawrista caadooyinka sharafta leh 3:Qoyska iyo doorka uu ku leeyahay taabo galinta dhaqamada wanaagsan. 4:caadooyinka burburiya maskaxda bulshada. 5:dhaqamada keena dib u dhaca bulshooyinka.

Jan 31, 2022โ€ข40 minโ€ขSeason 1Ep. 8

(EP06). Waa maxay xanunka qulubka/Depression!!

1:maxaa keenay xanuunka qulubka ?! 2:Waxyaabaha saameeya cudurka 3:Sidaa uga hortagi karnaa xanuunkan 4:Mashaakisha ugu badan ee uu keeno 5:xanuunka qulubka iyo diinta

Jul 14, 2021โ€ข27 minโ€ขSeason 1Ep. 6

(EP05).Kobcinta maskaxda caruurta.

1 kobacinta maskaxda caruurta iyo fahamkeena 2ahmiyadda ay leeday fahamka marxaladani 3waaqiceena somaliyeed

Jun 24, 2021โ€ข20 minโ€ขSeason 1Ep. 5

(EP04). Qoyska iyo bulshada

1: waa maxay qosku?! 2: waa maxay muhiimada uu leedahay qoska?! 3:tiirarka qoyska cafimaadka qaba 4:barbaarinta toosan 5 kaalinta uu leeyahay ilmaha yar koritaankiisa 6:mashaakisha qoysasku 7 xalalka ugu saxsan ee lagu dhaqaaqi karo

Jun 16, 2021โ€ข27 minโ€ขSeason 1Ep. 4

(EP03). Fahanka shakhsiyadda soomaaliga ah. (Saamayn iyo samayn)

Ka hadalka shakhsiyadda qofka bani'aadamka, waxa sameeya, iyo waxa saameeya waa wax aad u adag, ha ahaatee waxa aynu duubistan kooban aynu isku dayaynaa in aynu iftiimino dhabooyinka loo mari karo fahanka baniโ€™aadamka, inaga oo gaar u calman doona shakhsiyadda soomaaliga ah.

Jun 08, 2021โ€ข18 minโ€ขSeason 1Ep. 3

(EP02). Kibirka iyo qabwaynida.

Waxa uu inoo kala saaray ahmed saalax waxa ay kala yihiin qabwaynida iyo kibirka in mararka qaarkood lagu dhex qaldo kalsoonida waxan idin rajaynayaa dhagaysi wacan hana ilaawin wixii fikirkaaga ah inaad nala wadaagtid .

May 26, 2021โ€ข37 minโ€ขSeason 1Ep. 2

(EP01). Waa maxay Cafimaadka nafsada iyo dhimirka ?!

Cafimaadka nafsadeed waxa uu noqonaya in qofku inuu ka bad qabo wax walboo maskaxdiisa iyo maankiisa dhaawici karaaya uu ka bad qabo wixii fikirkiisa carqaladeen kara uu ka badqabo wixii xasuustiisa iyo qaab ushaqeenta maskaxdiisa wax udhimi karo .inuu qofku raali ka yahay qaabka u noolyahay iyo shakhsiyadiisa

May 11, 2021โ€ข39 minโ€ขSeason 1Ep. 1

Hordhac

soo dhawoow: waxa kaga hadlaya podcast heego social psychology mental health iyo mawaadiic kale dhagaysi wacan dhamaantiin

Apr 21, 2021โ€ข2 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android