(EP09).Horumarinta tacliinta iyo saamaynta bulshada.
Jul 02, 2022•22 min•Season 1Ep. 9
Episode description
Horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ?
1: Bulshadeena maxa ku yareeyay inay keenan wax cusub ama wax soo saar yeeshan?
2: horumarinta tacliintu saamayn maku leedahay bulshada ?
3: siyaasadda dawladeenu maku dhisantahay in lasoo saaro dad wacyi sare leh ama xirfad leh ?
4: horumarinta tacliintu ma yaraysaa shaqa la, aanta ?
5: xirfadda maxay dadkenu ugu arkaan ceeb ?
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
