(Ep10).𝐌𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚.
Jul 17, 2022•24 min•Season 1Ep. 10
Episode description
- Qeexitaanka Madhaafaan ka Bulshadu (qiyamka bulshadu)?!
- Meelaha Madhaafaanku ka abuurmaan (Masaadirtooda) ?
- Sidee bay Qiyamka Bulshadu caqiidada, dhaqanka iyo is dhex galka bulshooyinka.
-Muxu yahay farqiga ama kala duwanaanshaha udhexeeya Qiyamka iyo Akhlaaqda?
- Siyaabaha bulshadu qiyamkeeda ku ilaashan karto si wanaagsan oo raali laga wada yahay?
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
