Xuduud Dhigasho
Jun 13, 2023•25 min•Season 1Ep. 12
Episode description
Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya?
Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko qaybaha kala duwan ee noloshiisa.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
