Qanaacada
Jun 06, 2023•14 min•Season 1Ep. 11
Episode description
Ma ku qanacsantahay halka aad maanta joogtid marka loo eego xidhiidhka aad naftaada la leedahay iyo ka dadka kaleba? Xalqadan waxan kaga hadlay waxa ay tahay qanaacadu marka laga hadlayo horumarinta habfikirka togan iyo siday qayb uga noqon karto horumarinta xirfadaha xidhiidhada.
Dhagaysi wacan.
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
