Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles - podcast episode cover

Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles

Jan 30, 202421 minSeason 2Ep. 41
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Fariin ii reeb :)

In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid
qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?

Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay.  Dhagaysi wacan. 

Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah -  Halkan iska diiwangali  https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android