Somali: The Uluru Statement from the Heart - podcast episode cover

Somali: The Uluru Statement from the Heart

Nov 04, 20206 min
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

May 2017kii, wufuud ka socotey dadka Aborijiniska ah iyo dadka Torres Strait Islanders-ka ayaa isugu yimid Shirka Distuurka Qaran ee Qawmiyadaha 1aad meel u dhow Uluru waxay qaateen waxa loo yaqaan Uluru Statement from the Heart (Bayaanka Wadnaha). Bayaanku wuxuu bixiyaa dhabo lagu aqoonsanayo Qawmiyadihii 1aad Distuurka Australia, laguna soo jeedinayo dib u habaynta qaabka saddex jaho; Codka, Cahdiga iyo Runta (Voice, Treaty and Truth). Wuxuu socdey laba sanadood Wada-xaajoodka Ka-Baaraandig ah waxaana qaatay wufuud ka kooban 250 qof oo isugu jira Aborijinis iyo Torres Strait Islander. Waxaa lagu doonayey asaasida cilaaqaad u dhexeeya Qaranka Australiyadii 1aad iyo Qaranka Australia oo ku dhisan run, cadaalad iyo aaya-ka-talis si horay loogu socdo dib u heshiisiin, iyada oo aan laga tanaasulayn qaranimada. Muyuusig uu qaadayo Frank Yamma.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android