NINKA RUUNKA UROON: AWEYS QAMIIS CABDALLA MABUUSE
Oct 19, 2021•4 min
Episode description
Heestan waxaa la qaaday 80;naadkii waxeyna ka mid ahayd riwaayaddii caan baxday ee banaadiriga ahayd, ee GABARTII LA AROOSAY, GUURKEEDA LABAAD.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
