Songs daily Stream - podcast cover

Songs daily Stream

Amina Soundswww.spreaker.com
Daily Stream is a music and radio Dramas mixed on Heybad Radio, tune in and enjoy!
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Milgo, Codkii Nimcaan Hilaac

Milgo waa mid ka mid ah heesaha macaan ee uu ku luuqeeyo, fanaanka da'da yar ee Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac, waxeey heestu soo baxday sanadka 2021-ka.

Oct 20, 20217 min

Guuraan kaa rabaa, Aweys Khamiis Cabdalla Mabuuse

Heestaan Guur aan kaa rabaa, waxeey ka mid tahay heesana banaadiriga ah waxaa ku luuqeeya Fanaanka iyo Abwaanka Weyn ee Aweys Khamiis Cabdallah Mabuuse, waxaa erayada u sameeyey Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, waxaana laanka raaciyey: Maxamed Nuur Aqyaar, halka musiguna uu yahay gacanta macaan ee Aweys Khamiis Mabuuse iyo gurbaanka Cali Ganeey. Heybad radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee Raadiyaha.

Jun 06, 20197 min

Sahra, Bashiir Cali Xuseen

Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka mid ahaa kooxihii Seria A-da ee dalkeena ee kubbada koleyga ciyaari jiray Maxamuud Cali Calasoow (Jaani Dheere) filimka waxaa dhigay kooxda Iftin ee wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta hase yeeshee nasiib xumo, lama soo bandhigin, sidaasna waxaa ku dhacay dagaalladdii sokeeye ee dalka. Heestaan waxay ahayd xudunta filimka, waxaa erayada u samee...

Jun 06, 20197 min

Kaalay Kaalay, Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye

Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay heesaha faro-ku-tiriska ah ee mar kasta aan safka hore ka dhicin, sanadkii la joogana cusboonaada. Ka dhageyso HEYBAD RADIO CHANNEL itune, Spreaker podcast, youtube channel ama baraha bulshada ee uu raadiyuhu leeyahay.

Jun 06, 201910 min

Heyna kala walwaalin, (AUN) Seynab Cabdullaahi Boostaale HINDHISO & Saciid Khaliif Cali

Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid tahay heeso xul ahaa oo aad loo jeclaa, haye yeeshee nasiib-darro, badanaa heesta qolayaha Youtube-ka gashaday waxeey qaldeen, magaca fanaanadeennii heesta qaaday oo ahayd Saynab Hindhiso, oo midba cidduu doonay ku sheegay. HEYBAD RADIO, ka dhageyso Itune & spreaker, ama baraha youtube iyo facebook uu ku leeyahay radiyuhu.

Jun 06, 20199 min

Faadumo, Shimaali Axmed Shimaali

Heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madadaalada. Codka: Shimaali Axmed Shimaali Miraha: Cabdalla Nuuradiin Axmed (Qaysar) (AUN) laxanka & Muusigga: Spiran Shidaad Muraad (AUN)

Dec 06, 20188 min

Kheyrto, Siteey M. Sheekh & Axmed Shariif Killer (AUN)

ku soo dhowaada Heybad Radio iyo gudbintii barnaamijka Daily Stream (Malinle dareera) oo ah barnaamij madadaalo oo isgu jira heeso, gabayo, sheekooyin iyo riwaayadda radiyaha. Dhageyso oo ka maqsuud.

May 09, 20185 min

Maseyr, Faarax Siidoow Faarax & Siteey Ma-noogto

ku soo dhowaada Heybad Radio iyo gudbintii barnaamijka Daily Stream (Malinle dareera) oo ah barnaamij madadaalo oo isgu jira heeso, gabayo, sheekooyin iyo riwaayadda radiyaha. Dhageyso oo ka maqsuud.

May 09, 20183 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android