Somali-happyFamily Podcast - podcast cover

Somali-happyFamily Podcast

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters and Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Sidee ku Ogan karataa isbadalka ku yimado Lamanahaaga?

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Apr 05, 20249 minSeason 70Ep. 73

Maxaa sababo ilmuhu in uu Noqdo Narcissistic?

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Hormarinta shaqsiga, Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.

Mar 29, 20248 minSeason 70Ep. 72

Adigo wax Saxi karo karo, Hanoqon Qof wax fogeeyo!!

Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Qorsheynta Qoyska Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsiga intabo.Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,For your listening.

Mar 22, 20248 minSeason 70Ep. 71

Waqti lumis,Dumark.Waste of time,women.

Halkaan waxaan kuso gudbiyaa, Qorsheynta Qoyska Dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsiga.waad la wadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada.Thanks,for you listening.

Mar 08, 20249 minSeason 60Ep. 69

U guuritaan ka dalkale?I Moving from Country to country?

Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa, Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruuurta iyo Hormarinta Shaqsiga.intabo.waad ila wadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid Dhageysigaada.Thanks,for your listening.

Mar 01, 20248 minSeason 60Ep. 68

Abuurista Kalsoonida. I Creating Trust.

Halkaan waxaan ku soo gubiyaa Hormarinta Qoyska sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarinta shaqsigabo Waad ilawadagi kartaaa Fikirkaada. Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,For your listening.

Feb 23, 20249 minSeason 60Ep. 67

Yaa ilmaha waqti siiyo,Aabe mise Hooyo?

Halkaan waxaan kuso gudbiyaa Hormarinta Qoyska sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta.Dhiirigalinta shaqsiga. Waad ilawadaagi kartaa fakarkaada mahadsanid dhageysigaada.Thanks,for your listening.

Feb 16, 20248 minSeason 60Ep. 66

Caawinaad ma waydiisankara Social Caruurta?

Halakaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa Fikirkaada.Mahadsanid dhageysigaada.Thanks,for your listening

Feb 02, 20247 minSeason 60Ep. 64

Dadka danaysta yaasha ah!! I Selfish People!!

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Hormarinta Qoyska dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo dhiirigalinta shaqsiga intabo. Waad ilawadaagi kartaa wixii Fikiradaada ah.Waad ku mahadsantahay dhageysigaada.Thanks,for your listening.

Jan 27, 20249 minSeason 62Ep. 63

Sababaha furniinka? I Reasons for divorce?

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska, sida Dhiirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta Hormarka Qoyska. Iyo sidookale Hormarka Shaqsiga. Waad ilawadaagikartaa Fikirkaada.Mahadsanid, dhageysigaada. Thanks,for listening.

Dec 09, 20237 minSeason 57Ep. 58

2 Labo shey oo Dumarka isku haleyaan Ragan u kafaa"iidaysto!!

Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska sidaDhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Carruurta iyo Hormarka Qoyska . Sidookale Hormarka Shaqsiga. wad ilawadaagi kartaa Fikirkaada. Mahdasanid dhageysigaada.Thanks,for listening.

Nov 25, 20238 minSeason 55Ep. 53

Labo wajiile hadaad maqasho kan ayaa ugu xun ama ugu liito!!

Halkaan waxaan ku soo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida Dhiirigalinta Waalidiinta iyo Tarbiyada carruurta iyo Hormarka Qoyska, sidookale Hormarka shaqsiga.Waad ila wadaagikartaa Fikirkaada. Aad ayaad u mahadasantahay.Thanks for listening.

Nov 21, 20239 minSeason 50Ep. 55

Su"aashan inabadan la iwadiiyey,wax yaalo malahan yurub!!

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida dhirigalinta Waalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormaraka Qoyska. sidokale Dhirigalinta Shaqsiga.Kuso dhawaaw Somali-happyfamily Podcast.ilawadaag Fikirkaada iyo hadii aad Su"aal qabto intabo.Mahadsanid dhageysigaada.

Nov 04, 20236 minSeason 52Ep. 53

Labo sababood oo keenikaro burburka Qoyska ama Lamanaha!!

Halkaan waxaan kusoo gudbiyaaa Arimaha Qoyska, sida dhiirigalina Waalidiinta Tarbiyada Carrurta iyo Hormarinta Qoyska.waxaad ilawadaagi kartaa Fikirkaada iyo hadii Aaad Su"aal qabto intabo, Mahadsanid dhageysigaada.

Oct 21, 20238 minSeason 50Ep. 51

Waa tuma Sahra, Magaca Somalihappyfamily maxaan u doortay?

Somali happy family, waxaa uu katurjumayaa,Farxada Qoyska iyo Bulshada, inaay tahahay wax loo baahanyahay markaste in la hormariyo ama la Tageero. Si loo helo Qoys Nadiif ah ku dhisan Farxad.Mahadsanid walaal dhageysigaada.

Sep 30, 202311 min

Hooyada ku dayashada mudan iyo Hooyada Waajibaadkeedi gabtay!

Farqiga u dhaxeeyo Hooyada wanaagsan ee safiican ubarbaariso U Badkeeda, iyo Hooyada Aan Siwanaagsan aan U Barbaarin ubadkeeda farqiga udhaxeeyo. Walal mahadsanid Dhageysigaada,waad ilawadaagi kartaa wixii su"aaal ah.

Sep 09, 20239 minSeason 40Ep. 45

Waxaad ogaataa Qofka Saaxiibka ah inuu kula joogaayo Waqti kaaban oo kalii ah!!.

Waqti aan hada joogono waxaa ka Qiima badan Waalidaka Saxiibka Qofka ah. Waxaad arkeysaa Qof waqti galinaayo Qof saaxiibkiis ah lkn Aan war ka haynin Waalidkiis!!. Hadii aad qabto wax Su"aal ah Ama Aad jeceshahay inaad ilawadaagto Fikirkaada. Igala so xariir dhanka WhataApp +43665783558 Mahadsanid walaal.

Sep 02, 20239 minSeason 40Ep. 44
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android