Somali-happyFamily Podcast - podcast cover

Somali-happyFamily Podcast

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters and Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Waxaan ma Aqaano Ama ma garanaayo ceeb ma ahan!

Hadii uu Qof ku dhoho Aniga waxaan ma aqaano ama ma garanaayo,micnaheeda ma ahan inuu Qofkaas wax walibo Jaahil ka yahay. Majiro qof Aqoon ku dhashey! Waad ku mahadsanatay dhageysigaada hadii Aaad qabto wax Su"aal ah ama Fikir ah waxaad igala so xariir kartaaa, WhatsApp +43665783558

Aug 26, 20239 minSeason 40Ep. 43

Waxaa ka jiro Wadankii Fursado Ganacasi oo Aad iyo Aaad Muhiim u ah.

Hadii Aad doonayso inaad Ama Aaad jeclaan laheyd in aad Wadankaadii Maal gashato, waxaa ka jiro Fursado badan oo Ay Dadku ku Baraarug sanayn! Hadii Aaad jeclaan lahayd inaaasd ilawadaagto Fikikaada Ama Aad qabto Su"aaalo, waxaad igula soo wadaagi kartaaa dhanka WhatsApp. Waan jeclaan la haa inaad ilawadaagto Fikirkaada Saliimka ah Mahadsanid. +4366565783558.

Aug 12, 20239 minSeason 40Ep. 41

Watigaada ugu qaalisan yaad siisa markii Fsaxyada la galo?

Waqtigada ugu qalisan waxaa iskaleh ilmahaada, ha u ogalaanin qofkale in aad siiso waqtigaada. siiibo markii ilamahu fasax galaan. Hadii waxa su'aal ah ama Fikir ah Aaad ilawadagayso Aaad baan, u jeclaan lahaa waad ilawadaagi, mahadsanid kartaa dhan ka whatsApp, +4366565783558

Jul 08, 20236 minSeason 30Ep. 38

Waa maxay isku kalsoonaanta ama Self-Confidence?

Kalsoonida Naftu waa inaad aqoon uleedahay Naftaada iyo waxaad ku fiicantahay. waa inaad leedahay Awood aad ku maamusho Hab fikirkaada ama hab dhaqankaada.

Apr 22, 20239 minSeason 17Ep. 27

Waa maxay Is edbinta ama Self discipline?

Is edbintu waa wax labarto oo Qofkaste barankaro, hadaaad lahayn is edbin ama is xakamayn aad naftaada xakameyn wax Hadaf ah ama Guul ah ma gaaraysid Noolashaada .

Apr 14, 20239 minSeason 16Ep. 26

Waa maxay Isbadalka shaqsiga ah?

In aad Qoays ama Bulsho Badasho waxaa ka horayso in aad Adigu isbadal samayso, inay kaskaxdaada Korayso waxaa ka ogaan kartaa Hab fikirkaada.

Apr 07, 20239 minSeason 15Ep. 25

Adigow Xalkaada wanaag ku helikaro ha ku raadinin Xumaan!

Wax yar oo Aad ku tiri ilmahaada oo waxaa jiro kuu keenikaro dhibaato, Aadna filaynin marka ka digtoonow wax Aad ku hadlayso mararka qaar way Adkaan kartaa. Ilaali Anshax SI Asluubaysana u hadal markaad Caruurrta la sheekeysanayso.

Mar 31, 20238 minSeason 13Ep. 23

Ilmahaygaa fiican ku wa dadka kala na way Xunyihiin!!

Maxay ku laduwan yihiin ilmahaada iyo kuwa Dadka kale.Mar hadaad tahay Waalid ama Aaad rabto inaad noqto, iska ilaali inaad wax ka sheegto ilma kale waayo War uma haysid wax ay noqonayaan ku waada . ha caayin oo ha ceebaynin Ilmaha kale waxay ku gu leeyihiin Xaquuqo.

Mar 27, 20238 minSeason 12Ep. 22

Ha noqon Qof ka shekeeyo Qoyskiisa!!

Iska ilaali marka ilmaha kula jogaan waxyaalah qaar inaad ka sheekeyso siibo wax ku saabsan Qoyskaada! waxaan ka hadli donaa ficilada ka imaan karo.

Feb 03, 20237 minSeason 1Ep. 23

Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay?

Wax yaaalaha Waaalidka Ay tahay inuu ilaaliyo. Maadamaa uu yahay Hogaamiyaha Qoyska! Waxaan ka hadli doonaa sida uu Noqonkaro Waalid ku dayasho Mudan Si Caruurta Ay u helaan Hogaamiye Fiican ama Tababare Wanaagsan.

Jan 27, 20237 minSeason 1Ep. 28
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android