Waa maxay Is edbinta ama Self discipline?
Apr 14, 2023•9 min•Season 16Ep. 26
Episode description
Is edbintu waa wax labarto oo Qofkaste barankaro,
hadaaad lahayn is edbin ama is xakamayn aad naftaada xakameyn wax Hadaf ah
ama Guul ah ma gaaraysid Noolashaada .
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
