Qof Australian ah dhalashada ma laga qaadi karaa?
Mar 25, 2025•6 min
Episode description
Mucaaradka federaalka ayaa doonaya inay qabtaan afti dawlada lagu siinayo awood ay qofkii danbi wayn gala uga xayuubin karto dhalashada Australia.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
