SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Lacagaha Fasaxa Waalidka ilmuhu u dhashaan

Australia, waalidiinta qaar ayay dawlada iyo shaqabixiyuhu lacag ku siiyaan fasax ay qaataan marka ilmo u dhasho. Laakiin qofkastaa xaq uma laha lacagtaas.

Feb 18, 202510 min

Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah

Waxaa aduunka laga xusay maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga ah. Waxaa aduunka oo dhan lagu fuliyaa falkan gabdho iyo haween gaaraya 23milyan. Waxaana lagu sheegaa in Soomaaliya tahay dalka ugu badan ee gabdhaha lagu sameeyo gudniinka iyadoo 98% gabdhaha lagu gudo.

Feb 11, 202517 min

Dagaalka Congo oo laga dayrinayo

Ururada gargaarka ayaa walaac ka muujinaya dagaalka ka socda magaalada Gome ee dalka Jamhuuriyada Dimoqraadiyada Congo.

Jan 29, 20257 min

Kulanka Ganacsatada Soomaalidda Melbourne

Waxaa magaalada melbourne lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen ganacsato iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada. Waxaa kulanka looga arinsaday sidii loo abuuri lahaa urur matala ganacsatada Soomaalida melbourne.

Jan 27, 202517 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android