SBS Somali - SBS Afsomali - podcast cover

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Hoy miyaad si degdeg ah ugu baahan tahay?

Waa qayb kale oo ka mid ah warbixinihii Australia Expalined oo aan kaga hadlayno guryo la'aanta ku dhacda dad badan oo Australian ah oo sababo kala duwan awgood hoy la'aani ku dhacdo.

Jan 14, 202512 min

Xafladda qalinjabinta SAFA

Waxaa sanadkii 15 aad lagu qabtay Melbourne xafladda qalin jabinta SAFA oo lagu abaalmariyo dhalinta ka qalin jabisay iskuulada iyo jaamacadaha.

Dec 25, 202412 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android