Ep:6; Naf-hagrasho |Self-sabotage
Feb 10, 2022•20 min•Season 1Ep. 6
Episode description
Naf-hagrashadu waa haysashada caqiidooyin ama aaminaado taban(negative) ah oo qofku ka haysto naftiisa , sida inuu aaminsanyahay in aanuu wanaag badan, lacag badan, degenaanshiyo badan qurux badan guulo adduun iyo kuwo aakhiro oo badan midna u qalmin. Waa laga yaabaa inaad iswaydiiso side ayay suurtagal u tahay? Ma qof wanaag neceb ayaa jira ? side qofku isula hadhi karaa?
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFor the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
