Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt
Feb 20, 2023•38 min•Season 1Ep. 43
Episode description
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFor the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
