Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness
Jan 07, 2023•33 min•Season 1Ep. 40
Episode description
Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFor the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
