Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries
Aug 07, 2022•29 min•Season 1Ep. 27
Episode description
Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn? Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageFor the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
