Halwo Ali: Life coach - podcast cover

Halwo Ali: Life coach

I am a life coach and professional motivators. I encourage youth and my target is young people. I encourage them to be self-sufficient self standing. If you visit this podcast regularly you will find many things that will make you happy. I always speak about psychology ,self development and business development. Especially those who speak Somali Language.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Episode 31: Xirfada Master mindset.

Libaaxa waa xayawaanka la yiraahdo social animals shabeelkana waa xayawaanka la yiraahdo isolation aminals: Dadkuna sidoo kale waxay leeyihiin shaqsiyad ku dhow xayawaanadaas. Maxay muhiim u tahay dadku in ay noqdaan social human. Ayaanku barandoonaa casharkaan

Nov 20, 202210 min

Episode 13 How to write a book. Brian Tracy

Qaybtaan waxaan ku baranaynaa sida fikirkaaga loogu bedelo lacag. Ma ogtahay in buugg la qora oo la soo bandhiga ay tahay xirfad la barta oo lagu shaqeysta.

Sep 08, 20221 hr 6 min

11 Episode: Turn obstacles into opportunities

Qodobadaan waxaad ka barandoontaa sida caqabadaha nolosha loogu bedelo fursado horumarineed. waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/

Sep 03, 202215 min

Episode 10: personality part 2: learn who you are

Casharkaan waxaan ku baranaynaa dabeecadaha iyo shaqsiyada qofka iyo sida qofka naftiisaa u horumarinkaro. waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/

Aug 31, 202210 min

Episode 8: upside of stress: Sida stress farxad loogu bedelo.

casharkaan waxaad ku baran doontaan sida xaladkasta ee adag ee aad ku jirtid aad u wajihi kartid adiga oo dhanka wanaagsan ka eegaayo. waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/

Jun 02, 202231 min

Episode 5: Pyschology: Mindset 3

Qaybtaan waxaan baranaynaa 3 fekradood oo kala ah. Mindset, willpower iyo Woop oo dhamaantood aad noloshaada wax badan oga bedelikartid haddii aad ku dabaqdid noloshaada

May 27, 202241 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android