Episode 31: Xirfada Master mindset.
Nov 20, 2022•10 min
Episode description
Libaaxa waa xayawaanka la yiraahdo social animals shabeelkana waa xayawaanka la yiraahdo isolation aminals: Dadkuna sidoo kale waxay leeyihiin shaqsiyad ku dhow xayawaanadaas. Maxay muhiim u tahay dadku in ay noqdaan social human. Ayaanku barandoonaa casharkaan
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
