Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada - podcast episode cover

Raaxada Qalbiga 4 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada

Oct 24, 202230 min
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Waxa ugu weyn ee uu ku raaxaysto qalbigu, waa in uu helo jacayl joogta ah. Jacaylka waa waxa ugu quruxda badan ee la haysto. Sooma aad arkin marwalba oo aad fiirisid qofka aad jeceshahay, wajigaaga waxa ka muuqda farxad iyo dhoolla caddayn. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonaa:

Sida Jacayl qurux badan loo dhiso.
Sida Jacayl kaas quruxda badan loogu noolaado.
Sida loo doorto lammaanaha mustaqbalka.
Qofka sida dhabta ah kuu jecel waxyaabaha lagu garto.
Bankiga jacaylku waa maxay?
Sida uu Nabiga ula dhaqmi jiray xaasaskiisa.
Qalbiga sida loo nadiifiyo.

For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android