Raaxada Maskaxda 3 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada - podcast episode cover

Raaxada Maskaxda 3 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada

Oct 22, 202237 min
--:--
--:--
Download Metacast podcast app
Listen to this episode in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episode description

Inta aad nooshahay waxa ugu weyn oo farxad ama murug ku dareensiiya waa sida aad u fekerayso. Sababta aad ugu raaxaysan wayday noloshaada waa natiijad ka dhalatay qaabka liita ee aad u isticmaalayso maskaxdaada. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:

Sida loo oggaado waxa si dhab ahaan kuu farxad geliya.
Sida aad u qaadan lahayd mas’uuliyadda nafsadaada.
Sida ugu fiican ee loo dejiyo hadafyadaada iyo sida degdeg loogu gaaro hadaf kasta oo aad leedahay noloshaada.
Sida aad ugu raaxaysan lahayd inta yar ee aad haysatid.
Sida aad ku oggolaan lahayd noloshaada.
Sida loo noqdo mid mar walba Alle u mahadceliya.
Sida wax walba dhinaca wanaagsan loogu fiiriyo.
In aadan is barbardhigin.
Sida aad u ahaan lahayd qofka adiga aad tahay, una joojin lahayd saamaynta hadallada dadka.

For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android