Hordhac - Ku Raaxeyso Noloshaada
Oct 07, 2022•11 min•Season 1Ep. 1
Episode description
Miyaad faraxsantahay? Ma tahay noloshan aad ku nooshahay, nolosha aad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? Hadaba, Kaalay oo ila fuul doonta "Ku Raaxeysiga Nolasha”, doontaas oo kaa qaadi doonta halka aad maanta taagan tahay, kuna gayn doonta jasiirad aad u qurux badan oo ay naftaadu raalli ku tahay.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
