Talo Walaal waa meel culumada ugu talo gashay in bulshada Soomaaliyeed loogu faa'iideyo. Waxaa ka baxo cashiro diin iyo talooyin bulshada noloshooda ku horumariyaan. Culumada Talo Walaal wixii kala joogaan aduunka meelo ka kala fog lakiin waxaa inoo fududeeye internetka iyo baraha bulshada inaa diinta iyo aqoonta ku faa'fino. Waxaa soo baxay dad diinta Islaamka dhalinyarta qalad ka fahamsinayo oo isugu jiro gaalo iyo dad aan diin heysan oo af Soomaali ku hadlo. Sidaa darteen halkaan waxaa ka heli karta culumo kala duwan iyo cashiro badan oo diinta Islamka ku saabsan iyo arimaha bulshada
Last refreshed: ⓘ
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more
Waxaa bulshada Soomaaliyeed ku soo batay dad aaminsan in caqligooda ka muhiim sanyahay diinta Islaamka. Waxaa darsi ku saabsan caqliga iyo sida islamku u arka waxaa inoo soo jediyay Sh. Abdulkadir Warsame iyo culumo badan oo baaraha bulshada dacwada ka wado kheyr Allah siiyo culumadeena