Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club - podcast cover

Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club

Mohammed Sadaqpodcasters.spotify.com
Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club is hosted by Mohammed Sadaq and I invite people in the Somali community to talk about empowerment and their journey in life. I will also speak about things that are happening in our community and the impact it has on us.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Maareyta Waqtiga (Time management ) with Abdi Speaks Part. 2

Halkaan waxaa uga hadleynaa maareynta waqtiga qeybtii labaad. Waxaa ka hadalnay Eisenhower matrix, waqti lumis (time wasters) iyo wax badan qofka waqtiga ka lumiyo. Waxaa talooyinka nasiiye Abdi Speaks podcast oo aad ka heli kartid Spotify

Jun 30, 202148 minSeason 1Ep. 8

How do you define success? Maxaad U Aragtaa Guul?

Halkaan waxaa rabaa inaa ka hadlo kala duwanaashaha dadka qof walba sida uu arko guusha iyo horumarka. Waxaa jira ina dadka dhinacyo kala duwan ka firiyaan marka aay qiimenayaan guul ama horumar. Maxaad adiga u aragtaa guul?

Jun 20, 202111 minSeason 1Ep. 4

Hordhac

Kani waa hordhac ka hadlayo subax wanaagsan iyo u jeedka subax wanaagsan

Jun 08, 20216 minSeason 1Ep. 1
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android