Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more
Waxaa la helay meydka Gabar yar oo da'deeda lagu qiyaasay 5 ilaa 6 jir. gabadha jirkeeda ayaa waxaa laga dheehan karaa in loo geytay jirdil xoogan iyo kufsi lagula kacay saqiirta masar u xirnaa gabarta ayeey ku ceejiyeen ilaa ay ka dhimato
Waa sheeko dhab ah oo ka dhacday xaafad ka mid ah xaafadaha Muqdisho waxeyna aheyd arin ka yaabisay dadka oo dhan walaal share garee sheekada si ay dad badan u dhageystaan mahadsanid