Waa maxay noocyada niyad-jabka?
Sep 28, 2024•8 min•Season 80Ep. 89
Episode description
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?
Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.
Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo
Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali.
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
