Halwo Ali: Life coach - podcast cover

Halwo Ali: Life coach

I am a life coach and professional motivators. I encourage youth and my target is young people. I encourage them to be self-sufficient self standing. If you visit this podcast regularly you will find many things that will make you happy. I always speak about psychology ,self development and business development. Especially those who speak Somali Language.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Episode 41: How Do You Want to be Remembered: Sidee doonaysaa in laguugu xasuusta?

Casharkaan waxaan ku baranaynaa qofka in uu maanka ku haayo, in uu xasuus fiican ku reebo meelkasta iyo xaaladkasta: Sababta suaashan ay muhiim u tahay waa maxay? Qofkasta door muhiim ayuu haayaa, Doorkaada aad haysid sidee xasuus quruxbadan ugu raabi kartaa waad ka tegi doontaaye. Tegidda ma ahan oo kaliya dhimasho laakin marxaladaha nolosha ayaa sidaas ah.

Jan 08, 202316 min

Episode 39: Four types of happiness: Sirta furaha farxada, Ma ogtahay faxada noocyadeeda in ay u kala baxaan 4 nooc midkee ayaad adiga isticmaashaa?

Casharkaan waxaan ku barandoonaa noocyada farxada dadku u kala wajahaan iyo midka ugu fiican ee aad doorankartid. 1. Dadka fekera laxdada hadda taagan 2.Dadka fekera Mustaqbalka waxaan weli lagaarin 3.Dad ka fekera Wixii tagay ee la soo dhaafay 4. Dadka fekera hadafyada ay dhigteen qorsha u samayo oo ku raaxeesta fulinta iyo raacida

Jan 03, 202311 min

Episode 38 Gabcsi ha bilaabin adiga oo aan baran 3daan xirfadood.

Markasta waxaa muhiim ah qofka gancsiga bilaabaayo in uu fahamsan yahay xirfada badan oo gancsiga sal-dhig u ah. Casharkaan waxaan kugula wadaagi doonaa 3 xirfadood oo sal u ah gancsiga in aad ku guuleysatid. 1. Personal finance 2. Emotional intelligence 3. Digital marketing

Jan 01, 202311 min
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android