SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga
May 01, 2023•27 min•Season 7Ep. 3
Episode description
Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu midaysay, yoolkooduna mid yahay. Dhegaysi wacan!
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
