SE02EP16 Maxamed M. Cabdi "Haykal"
Nov 13, 2020•32 min•Season 2Ep. 16
Episode description
Inta badan dhaqanka miyiga iyo Soomaalidii hore waxa aynu ku eegnaa indho kalgacayl leh, tusaalooyin badan oo toganna waynu u soo qaadannaa. Dhaqankaasi, saamayn noocee ah ayuu ku leeyahay nolosheenna maanta, xumaan iyo samaanba? Abwaan Haykal ayaa ila wadaagaya xikmad iyo suugaanba. Dhegaysi wacan!
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android
