BUUNDO - podcast cover

BUUNDO

Mohamed Omerwww.podomatic.com
BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo.
Last refreshed:
Follow this podcast in the Metacast mobile app to refresh it and see new episodes.
Download Metacast podcast app
Podcasts are better in Metacast mobile app
Don't just listen to podcasts. Learn from them with transcripts, summaries, and chapters for every episode. Skim, search, and bookmark insights. Learn more

Episodes

Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

Season 1, Xalqadda 4aad. Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay, hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.

Sep 16, 202356 minSeason 1Ep. 5

Episode 4: Xalqadda 5aad | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia

Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale. Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, lana sii wadaag saaxiibbadaa.

Sep 14, 202326 minSeason 1Ep. 4

Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. Dhagaysi wanaagan!

Aug 08, 202353 minSeason 1Ep. 2

Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid. Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, l...

Aug 06, 202337 minSeason 1Ep. 1
For the best experience, listen in Metacast app for iOS or Android